(TOP NEWS): Turkiga oo Saldhig Milliteri ka dhisanayo Xeebaha Somalia. - Radio Dalsan
Sida lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee Haber7 ee ku dhow Dowladda Turkiga, Milliteriga Turkiga ayaa lagu wadaa inay Saldhig Milliteri ka dhistaan Somalia, gaar ahaan Deegaanadda ku teedsan Xeebaha Gacanka Carbeed ee Istaraatijiyadda leh.. Saldhigaasi ayaa noqon doona Saldhigii ugu horreeyey ee ay Turkiga ka dhistaan Qaaradda Afrika, waxaana Saldhigaasi ka hawl-geli doona 200
Verder lezen bij de bron
Bekijk het volledige nieuwsbericht rechtstreeks bij Radio Dalsan - The leading news website in Somalia. Providing breaking and latest news from Somalia..
Lees het volledige bericht ↗